Social science is a major category of academic disciplines, concerned with society and the relationships among individuals within a society. |
Cilmiga bulsho waa qeyn weyn oo ka mid ah maaddooyinka aqooneed, oo khuseeya bulshada iyo xiriirka ka dhexeeya shakhsiyaadka iyo bulshada. |
It in turn has many branches, each of which is considered a "social science". |
Taasi baddalkeed ayaa waxa uu leeyahay qaybo, mid waliboo ka mid ahna loo arko in uu yahay "cilmi bulsho". |
The social sciences include economics, political science, human geography, demography, psychology, sociology, anthropology, archaeology, jurisprudence, history, and linguistics. |
Culuumta bulsho waxa ka mid ah cilmiga dhaqaalaha, siyaasadda, juqraafiga aadanaha, cilmiga tirokoobka dadweynaha, cilmi nagsiga, cilmiga bulshada, cilmiga dhaqamada aadanaha, cilimiga waxyaabaha qadiimiga ah, cilmiga sharciga, taariikhda iyo luuqadaha. |
The term is also sometimes used to refer specifically to the field of sociology, the original 'science of society', established in the 19th century. |
Ereygaa ayaa sidoo kale mar mar la isticmaalaa ayadoo si gaar ah loola jeedo qeyb cilmiyeedka arrimaha bulsho, "cilmiga bulsho" ee asalka ah, kaasoo la aasaasay qarnigii 19aad. |
A more detailed list of sub-disciplines within the social sciences can be found at Outline of social science. |
Liis aad u faahfaahsan oo qeyb-aqooneedka hoose ee culuumta bulshada ayaa laga heli karaa Dulmarka kooban ee cilmaga bulshada. |
Positivist social scientists use methods resembling those of the natural sciences as tools for understanding society, and so define science in its stricter modern sense. |
Saynisyahannada bulsho ee cilmiga saayniska wax ku saleeya ayaa isticmaala hannaan shabbahaya culuumta dabiiciga kuwaasoo ka dhiga agab loo isticmaalo fahamka bulshada, sidaana ugu qeexa cilmi saayniska micnihiisa rasmiga ah ee casrigan. |
Interpretivist social scientists, by contrast, may use social critique or symbolic interpretation rather than constructing empirically falsifiable theories, and thus treat science in its broader sense. |
Saynisyannada bulsho ee sida aadka ah wax ugu kuur gala, si ka duwan kuwa kale, ayaa laga yaabaa in ay isticmaalaan naqdin ku saleeysan aqoon bulsho ama fasiraad waadax ah halka ay ka dhisi lahaayeen aragti si cilmiyeysan loo beenin karo, sidaana loogula tacaalo cilmi saayniska micnihiisa guud ahaaneed. |
In modern academic practice, researchers are often eclectic, using multiple methodologies (for instance, by combining the quantitative and qualitative researchs). |
Habraaca aqooneed ee casriga ah, cilmi baarashayaasha ayaa inta badan ah kuwo silloon, ayagoo isticmaalaya habab tiro badan (tusaale ahaan, ayagoo isku qaada cilmibaarisyada tiro iyo kuwo tayoba). |
The term social research has also acquired a degree of autonomy as practitioners from various disciplines share in its aims and methods. |
Micnaha ereyga cilmibaaris bulsho ayaa sidoo kale waxa uu ilaa heer qaatay madax bannaani ayadoo dadka isticmaala kuwaasoo kala jeeda qayb cilmiyeedyo kala duwan ay wadaagaan ujeedooyinkiisa iyo hababkiisa fulineed. |